Somali

KU SOO DHAWOW XAFIISKA QAREENADA GUUD!

Waxaanu nahay xafiis qareeno oo aad loo habeeyey oo ay qareeno khibrad lehi joogaan.

Xafiiska qareenadu waxa uu ku yaalaa badhtamaha/faras magaalaha Göteborg.

Qareenadu waxay qaataan arimo iyagoo matala arimahan:

  • Qareen-sharciga qoyska, sida tusaale ahaan, daryeelka carruurta iyo booqashada carruurta

  • Qareen dembiyeed, sida waafaqsan difaaca iyo wakiil ka socda dhibanayaasha ta loo yaqaan u hadlaha cida kiiska leh

  • Qareen soo galeytiga sida tusaale ahaan dalbashada deganaashaha iyadoo qaxoonti la dalbanaayo ama qof halkan iswiidhan degan cid la isku keenaayo.

  • Qareen caruurta qasab lagu daryeelaayo sida waafaqsan Xeerka daryeelka da’yarta (Lagen om vård av unga ama LVU)

Qareenadu waxay ka gargaareyaan macaamiisha, hadii loo baahdo, inay ka caawiyaan bixinta kharashka qareenka iyagoo soo maraaya caawimada sharciga iyo ilaalada sharciga.

Xafiiska qareenadu waxa uu ku yaalaa badhtamaha Göteborg, Nordstan, markasta kuu dhow!

Attention! Fadlan noogu soo dir in English

Den här webbplatsen använder cookiesför statistik och användarupplevelse.

Allmänna Advokatbyrån använder cookies för att förbättra din användarupplevelse, för att ge underlag till förbättring och vidareutveckling av hemsidan samt för att kunna rikta mer relevanta erbjudanden till dig.

Läs gärna vår personuppgiftspolicy. Om du samtycker till vår användning, välj Tillåt alla. Om du vill ändra ditt val i efterhand hittar du den möjligheten i botten på sidan.

Cookies